Somalia

East Africa / Somalia - 4 days ago

Wareysi Gaar ah: M. Ku-xigeenka Jubaland

Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland ayaa wareysigan dheer kaga hadlaya arrimo ay ku jiraan darbiga ay Kenya ka dhisayso xadka ay la leedahay Somalia iyo khilaafka u dhexeeya maamulkiisa iyo dawladda federaalka. Waraysiga oo uu la y...

East Africa / Somalia - 4 days ago

Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku geeriyootay 10 kalena means ku dhaawacmeen qarax babauur oo maanta ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka taallada Daljirka ee magaalada Muqdisho. Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxa ayaa tiri...